DHAGEYSO: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay Iyo m/weyne CABDI-ILEY Oo Lagu Xiray Xarunta Ciidanka LIYUU-BOOLISKA | Afrikada

DHAGEYSO: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay Iyo m/weyne CABDI-ILEY Oo Lagu Xiray Xarunta Ciidanka LIYUU-BOOLISKA

Afrikada, Jigjiga:   Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya magaalada Jigjiga, ayaa waxaa la soo sheegayaa in hilfaha la isku qaaday, iyadoo rabshadaha kadib ay dhaceysay in Oromo iyo Itoobiyaan ay ka cararaan dhulka Soomaalida, waxaa arrimahani ay dhacayaan kadib markii uu soo dhammaaday shirkii ka dhacay magaalada Diri-Dhaba.

Dadka ayaa weli is-uruursanaya iyadoo la siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka iyo indhergaratadu ay dhaliilayaan Cabdi-iley iyo xukunkiisa xoogga ku dhisan, weli waxaa xaaladda ay gacanta ugu jirtaa ciidanka milleteriga oo la wareegay magaalada caasimadda ah ee Jigjiga.

Dadka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la doonayaa in laga dhaco shidaalka iyadoo loo soo marayo ninka ay Itoobiya wadato ee lagu magacaabo Cabdi -Iley. Itoobiyaanka ayaa ilaa haatan waxa ay dhoofsadaan shidaalka laga soo saaro kililka shanaad, waxaana ay weli Itoobiya raadsanaysaa maraakiib waaweyn si ay u daldalato shidaalka, waxaaba intaa ka sii yaab badan in ay raadsaneyso dekado ay shidaalkaasi ka sii dhoofiso iyadoo Soomaalida kala la adeegsanayo.

READ MORE:  AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo Oo lagu kari waayey in uu qaato Baasaboorka Soomaaliga?

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->