DHAGEYSO SIR FAKATAY: Dowladda Itoobiya Oo ka Shakisay AFGEMBI millteri+Iyo RABSHADIHII Saaka la isku dayey Oo la OGAADAY?

Afrikada, Jigjiga:   Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in haatan uu bed qabo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo isagu saaka ilaa maanta la waayey meel uu galay kadib markii la helay sir sheegaysa in millaterigu ay ka hortageen rabshado iyo afgembi la siku dayey in lagu sameeyo madaxda degaanka Soomaalida Itoobiya.

Waxaa fiidkii maanta uu madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu ka hor kasoo muuqday TV-ga ku hadla afka dawlad deegaanka, isagoo tacsi ka diray dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay shaqooqooyinkii tan iyo saaka ka taagnaa magaalada Jigjiga, sidoo kale waxa uu shacabka ugu baaqay in ay dajiyaan oo ka shaqeeyaan xasiloonida magaalada, Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar wax intaas ka faahfaahsan masii raacin hadalkiisa.

Xaalada Jigjiga ayaa xasiloon hadda, kadib xaalad kacsanaan ah oo shacabku ay wadeen mudahaaraad waxaa la gubay kaniisado sidoo kale goobaha ganacsiga ayaa albaabada laysugu laabay, Sidoo kale magaalada Diridhabe ayaa waxaa ka socda kulamo iyo shirar lala leeyahay odayaasha beelaha dega goboladaas.

READ MORE:  DEG DEG: Puntland Oo Weerar ku qaaday Laas-Caanood

Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa sheegaya in madax sare oo ka tirsan dawlada Ethopia ay galabta gaadheen Jigjiga si ay madaxda DDSI ugala arinsadaan xaalada kacsanaanta ah ee ka jirta dhulka Soomaalida.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->