DHAGEYSO: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Oo Saacadihii Ugu dambeeyay la hadlay Warbaahinta

Afrikada, Jigjiga:  Madaxweynaha dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saacadihii ugu dambeeyay la hadlay warbaahinta maxaliga ah.

Cabdi Iley ayaa tacsi u diray dadkii maanta ay dhibaatadu gaartay, waxaana uu sheegay in dhawan uu dhici doono Isbadel ballaaran.

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay rabashadaha, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 50 ruux.

Maanta ayaa waxaa ka dhacday magaalada Jigjiga dhibaato badan kadib markii shacabku ay kacdoon sameeyeen waxaana arrinkani uu dhacay kadib markii ay saaka aroortii ciidanka milleterigu la wareegeen magaalada iyaga oo dhigay ciidan hubeysan.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DAAWO:Abaabulka beelaha Ee Dhanka Dagaalka TUKARAQ Iyo Jufooyin Hore leh Oo jiida hore Beegsanaya

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->