Subscribe

DAAWO: Telefishinka ESTV Oo baahiyey SHIR JARAA’ID Oo Cabdi Cumar Ku Qabtay JIGJIGA

Afrikada, Jigjiga:   Waxaa war cusub sii daayey madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya kaasi oo ka tacsiyadeeyay dilalkii maanta ka dhacay magaalada caasimadda u ah DDSI, halkaasi oo la sheegay in dad badan maanta ay ku dhinteen rabshado magaalada ka dhacay maanta.

Boob iyo rabshado ayaa ka soconaya magaalada Jigjiga waxaana halkaasi faraha la isku saaray kadib markii ciidamo ka socdey federaalka Itoobiya ay qabsadeen magaalada Jigjiga.

Waxaa sidoo kale la sheegay in dad badan maanta lagu dilay meelo kala duwan, iyadoo dilalku ay qorsheysnaayeen halkaasi oo la isku khilaafay heshiiska shidaalka laga helay dhulka Soomaalida.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ  DAAWO: Hey'adda ICRC oo kulan la qaadatay M/weyne Cabdiweli Gaas

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: