DAAWO: Sh.Cabdiweli Cilmi Yare Oo Ka yaabiyey dadkii+Hala Dheelo Heesta DAME TU COSITA, Dumarka Caajiska ha iga bi’iyaan+ HEESO naxdin Badan Oo Dhallinyaradii ku Dhawaaqayaan..? | Afrikada

DAAWO: Sh.Cabdiweli Cilmi Yare Oo Ka yaabiyey dadkii+Hala Dheelo Heesta DAME TU COSITA, Dumarka Caajiska ha iga bi’iyaan+ HEESO naxdin Badan Oo Dhallinyaradii ku Dhawaaqayaan..?

Afrikada, Galmudug: Waxaa sheeko cusub ku dhawaaqay Ninkii sheekha isugu yeera ee lagu magacaabo C/weli Cilmi Yare. Ninkan oo hadda ka hor maxkamad la soo taagay ayaa haatan ku amray dhallinyarada in ay xifdiyaan heeso la dhaliilay oo ereyada lagu dhawaaqayo ay yihiin kuwo xadgudub ku ah shareecada Islaamka.

Ninkani ayaa yiri “Aniga cid aan aheyn wadankaan kama taliso, saxiixeyga ayaana ugu sareeya” iyadoo dumarkii ay bilaabeen in ay isaga dartiis u dhafraan habeenkii oo dhanna la madadaalinayo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Ciidamo Ka tirsan Jubaland Oo ka Gadooday Axmed Madoobe

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->