DAAWO: Oromada & Itoobiyaanka Oo Jigjiga XOOG looga Saaray+Dukaamada Oo la Bililqeystay Iyo kala Cararkii Maanta | Afrikada

DAAWO: Oromada & Itoobiyaanka Oo Jigjiga XOOG looga Saaray+Dukaamada Oo la Bililqeystay Iyo kala Cararkii Maanta

Afrikada, Jigjiga:  Waxaa kala carar ka dhacay maanta magaalooyinka waaweyn ee Kilinka Itoobiya Halkaasi oo dadweynaha ay dhigayaan banaanbaxyo waaweyn.

Waxaa kala orod uu qabsaday ajnabigii ku noolaa magaalooyinka Jigjiga, Diridhabe, Dhagax-Buur iyo Qabri-Dahar. Xog dheeraad ah oo ina soo gaareysa ayaa muujineysa in kacdoonku uu ku soo beegmay iyadoo madaxweynaha Itoobiya Abiy Axmed uu xalay khudbad uu ka jeediyay Minnesotta uu kaga hadlay arrimaha qeybsiga qoondad shidaalka laga helay dhulka Soomaalida Itoobiya, Aby Ahmed ayaa isagu ka meer meersanaya xasuuqa beesha uu ka dhashay ay ku heyso Soomaali-Galbeed oo haatan iyagu heysta shidaalka ugu badan ee Bariga iyo bartamaha Afrika.

Aby Axmed ayaa siyaasadii Oromadii ku kacsanayd dowladda Itoobiya u leexiyay dhanka Soomaali Galbeed, tani oo keentay iska horimaad dhanka siyaasadda ah oo Itoobiya ka qarxa.

Si kastaba kala cararka ku dhacay Oromada Kilinka 5-aad ayaa ah tillaabo geesinimo leh oo ay shacabka Soomaalida Itoobiya ku dhaqaaqeen. Waxaana hore u dhacday in Soomaalidii ganacsiga u joogtey gobollada kale laga dhigay wax la dilay iyo wax la dhaawacay, xilli banaanbixii maanta aan weli laga soo sheegin dilal baahsan oo Oromada loo geystay.

READ MORE:  REUTERS: Ciidammadii Baar-Sanguuni Joogey Duurka ayey u Carareen+27 ayaa laga dilay Ciidanka Dowladda !!

HALKA HOOSE KA DAAWO:

DAAWO KALA CARAR KU DHACAY OROMADII KU GANACSANEYSAY KILILKA 5-AAD.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->