Subscribe

Madaxweynaha Galmudug Oo la shiray Safiirka Mareykanka+Xilli ay ku beegan tahay SANADGUURADII Geeridii Jeneraal Ceydiid

Afrikada, Galmudug:    Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Danjiraha Mareykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Martin Deal iyo Xaaf ayaa ka wada hadlay la dagaalanka kooxda Al-Shabaab, safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hambalyeeyay sida ay Galmudug siyaasiyiintoodu isku afgarteen isla markaasina u muujiyeen midow guud.

Axmed Ducaale Xaaf ayaa dhankiisa ka hadlay arrimaha kaga aadan xiriirka ay Galmudug la leedahay Mareykanka waxaana uu danjiraha weydiistay in Mareykanku uu gacan ka geysto sidii dhaqaale loogu heli lahaa ciribtirka Al-Shabaab.

Kulankan ayaa lagu soo beegay xilli ay maanta ku aadan tahay munaasabaddii geeridii jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, kaasi oo Mareykanka si weyn ula dagaalamay sanadkii 1993-kii isla markaasina reebay taariikhdii Balack-Hawk Down.

Mareykanka ayaa isagu xiiseeynaya in uu xiriir soo cusboonaada la yeesho maamulka Galmudug ee bartmaha Soomaaliya.

READ  DAAWO: M/weyne Muuse Biixi Oo Salaadii CIIDDA Dadkii ka NIXIYEY: "Walaahi SOOMAALI Waan U Turayaa Ee Ogaada, HAR CAD ayaan Garoowe Qabsan Karaa?"

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: