Subscribe

M/Weynaha Hirshabeelle Oo Sheegay In Maamulkiisa Uu Qorsheynayo Dhismaha Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Hirshabeelle

Afrikada, Hirshabeelle:   Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hir-shabelle ayaa shaaca ka qaaday in ay soo gebagebeeyeen qorsheyaal uu ka mid yahay mashruucii dhismayaasha dowladda Hirshabeelle.

Madaxweyne Waare ayaa tilmaamay in waxa ugu horeeyo ee la her gelin doono Mashaaricda ay tahay Dhagax dhiga Xarunta Baarlmaanka Hir-shabeelle iyo Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hir-shabeelle taasna ay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhaqan gelin doonaan.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa isaga oo ka hadlayey magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle halkaasi ka sheegay in arrimaha Amni darada ka jira dalka aysan u gaar aheyn Hir-shabeelle oo kaliya, laakiin ay meel dhigeen ajendeyaal iyo qorsheyaal lagu Sugayo amaanka guud ee gobolka Hirshabeelle.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ  Dr. C/Weli Gaas oo Shuruud ku xiray wada hadal ay la galaan Maamulka Somaliland

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: