Gabar 7 sano jir ah oo ka mid noqotay dhibanayaashii ugu danbeeyay ee lagu kufsaday Hindiya | Afrikada

Gabar 7 sano jir ah oo ka mid noqotay dhibanayaashii ugu danbeeyay ee lagu kufsaday Hindiya

Wadanka Hindiya waxaa ka dhacday in la kufsaday Gabar 7-sano jir ah.

Tani ayaa ka mid ah kufsiyadii ugu dambeeyay ee wadankaasi ka dhaca waxaana dhibanayaashii iyagu ugu danbeeyay lagu kufsaday xarunta xanaanada caruurta ee ku taal gobolka lagu magacaabo Bihar.

Arrintaan ayaa waxay keentay caro guud oo oo ururada bulshada rayidka ah iyo shacabka ay u qaadaan maamulka xaruntan taasi oo ku aadan in aysan ka taxadarin caruurta ku sugan halkaasi.

Guud ahaan carruurta lagu kufsaday xarunta Seva Sankalp Samiti, ayaa tiradoodu waxay tahay 44 gabdhood oo kuwaasi oo ah ilmo laga soo aruuriyay markii hore goobaha laga raaco tareenada iyo kuwa waalidkooda ay ka tageen.

Gabadha ugu weyn ayaa waxay jirtaa 18 sano sida lagu sheegay warbixinta ku aadan kufsiga gabdhaha hindiya.

Ciidamada police-ka ayaa xiray 10 ruux oo uu ku jiro madaxa xaruntan badbaada gabdhaha mr Brajesh Thakur, balse waxaa uu beeniyay falalka lagu soo eedeeyay, halka mid ka mid ah eedeysanayaasha uu baxsaday.

READ MORE:  DAAWO Melania Trump oo ka degtay magaalada Nairobi

Dalka hindiya ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ku sii kordhayay kufsiga loo geysto gabdhaha aan qaan gaar ka aheyn waxaana arintaan walaac uga muujiyay hey,adaha u dooda xuquuqda carruurta.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->