DAAWO: Xarunta Awjaamac Oo 150 Arday U Soo Xirtay SEMINAAR Lagu Baranayay Hogaanka wanaagsan 2018 | Afrikada

DAAWO: Xarunta Awjaamac Oo 150 Arday U Soo Xirtay SEMINAAR Lagu Baranayay Hogaanka wanaagsan 2018

Afrikada, Nairobi:  Xarunta Awjaamac Cumar Ciise ee magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay seminaar lagu Baranayay Hogaanka wanaagsan waxaana wax ka dhigayey tababareyaal heer jaamacadeed.

Maamulaha iyo aasaasaha Xarunta Awjaamac Cumar Ciise marwo Fardowso Jaamac ayaa iyadu halkaasi ka hadashay waxaana ay ka hadashay taariikhda iyo aasaaskii xarunta.

Waxa ay sidoo kale ka hadashay waxtarka seminaarka maanta la soo xiray uu u lahaa ardaydii ka qalin jebisay, waxaana ay sheegtay in xaruntu ay shahaadooyin gudoonsiisay ardaydaasi.

Tababarkani ayaa waxaa lagu baranayey maamulka iyo hogaanka wanaagsan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO: Sanad kadib, Weli lama XUKUMIN Raggii weeraray Naasahablood 2, Maxaa Cusub?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->