DAAWO SAWIRO: Dowladda Talyaaniga Oo Dib U dhiseysa Maxkamadaha Dalka | Afrikada

DAAWO SAWIRO: Dowladda Talyaaniga Oo Dib U dhiseysa Maxkamadaha Dalka

Afrikada, Muqdisho:  Kulan ay maanta yeesheen gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib u dhiska iyo horumarinta waaxyaha garsoorka ee dalka Soomaaliya.

Safiirka safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho Abassador Carlo Campanile ayaa ballan qaaday in ay dowladisu dib u dhis ku samaynayn doonto xarunta Maxkamadda sare ee Dalka.

Sidoo kale labada mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada wadan iyo arrimaha dib u dhiska dalka.

Safiir Carlo ayaa sheegay in dowladda Talyaanigu markaani ay isku soo diyaarisay in ay bixiso qaraashaadkii ku bixi lahaa dib u dhiska maxkamadda sare ee dalka.

Waxaa labada mas’uul ay sidoo kale ka sheekaysteen sida howlwadeennada Maxkamadda ay ku heli karaan tababarro ku saabsan aqoor kororsi xagga garsoorka ah, taasi oo Dowlada Talyaaniga ay aqbashay in shaqaalaha ay tababarro iyadu siineyso tababarrada dhanka garsoorka.

Ambassador Carlo iyo gudoomiyaha maxkamadda sare ayaa isla meel dhigay arrimo badan oo iskaashiga garsoorka ku saabsan.

SAWIRADA:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->