Subscribe

Carruuta yar yar Oo la kala afduubanayo magaalada Muqdisho

Afrikada. Muqdisho: Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in carruur yar yar lagu afduubtay degmada Yaaqshiid.

Cabsida ayaa kaliftay in Caruurta aan loo dirin Dugsiyadda iyo Iskuuladda, sida ay sheegeen Dadka deegaanka.

Cabdulqaadir Sheekh Cusmaan oo ka mid ah Dadka Degmadda Yaaqshiid ayaa sheegay in Qoyskiisa gabar laga Afduubtay, walina ay la’yihiin.

Cabdulqaadir waxaa uu sheegay in gabadha oo 12 jir ah ay aaday Iskool, waxaa uu intaas ku daray in la’ogaaday in gabadha la Afduubtay, markii u dambeeyay waxaa ay kasoo hadashay Magaalada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose.

“cabsi badan ayaa nagu jirta, waayahaan gabdhihii waa lagadanayaa, madaxfurasho ayaa laga qaadayaa dhib intaas ka weeyna wuu imaan karaa, marka walwal ayaan dareemeeynaa” Cabdulqaadir Sheekh cusmaan.

Meesha uu Afguubkaan ka dhacay waa xaafadda carafad ee Degmadda Yaaqshiiq.

SAWIRKA:

READ  DAAWO:Wasiir-hore Xaglo-toosiye Oo Beeniyay Inuu Isku Dhiibayo Puntland

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: