Subscribe

Dr. C/Weli Gaas oo Shuruud ku xiray wada hadal ay la galaan Maamulka Somaliland

Afrikada, Garoowe:    C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal ay maamulka Somaliland kala galaan colaada ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Gaas in wadahadal iyo waan waan aysan kala galeyn maamulka Somaliland dagaalka Tukaraq inta ciidankooda ay joogaan deegaanada maamulkooda .

”Wax wada hadal ma imaanayaan inta dhul Puntland ay leedahay heysato Somaliland, nimankan deegaanadeena ayey ku soo duuleen oo si gardarro ah ku soo galeen, wadahadal waxa uu imaanayaa marka ay ka baxaan dhulka Puntland” ayaa uu yiri Madaxweyne Gaas.

Waxaa marar badan guul dareeystay dadaalo lagu doonayay in lagu xaliyo colaada ka dhax aloosan maamulada Puntland iyo Somaliland, waxaana ciidamada labada maamul wali isku hor fadhiyaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

READ  Donald Trump: "Soomaaliya waxa aanu kala Shaqeyn doonnaa Deganaanshiyaha"

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: