Subscribe

DHEGAYSO-Madaxweynaha oo Lagu Eedeeyey Inuu Ciidanka Ka Hor Joogsadey Howlgalka Xoraynta Iyo Xildhibaanada Oo Mooshin Soo..

Afrikada, Beledweyne:   Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare lagu eedeeynayo in uu ka hor yimid hawlgallo Ururka Al Shabaab lagula dagaalamayo oo ay sameyn lahaayeen ciidanka dowladda.

Sidoo kale, Xildhibaanada baarlamaanka ayaa sheegay in ay si deg deg ah ugu yeeri doonaan madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa si ay wax uga waydiiyaan arrimaha ciidanka, qorshaha xukuumaddiisa iyo sababaha uu dagaalka u hortaagan yahay.

Warar hoose ayaa sheegaya in hogaamiyeyaasha gobollada dalka qaarkood ay lacag badan ku doonayaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-Shabaab, tani oo hakad gelinaysa baaqa m/weynaha federaalka iyo R wasaaraha oo ah in si daacad ah loola dagaalamo kooxaha ummadda baaba’inaya ee Al-Shabaab.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ  DAAWO: Yaa Hurinaya Colaadda TUKARAQ?, Musharax Jibriil Oo ku Soo Caan baxaya Dhiigga Shacabka TUKARAQ

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: