AKHRI: Qodobada ay ku heshiiyeen Dowladaha Eretriya iyo Soomaaliya

Afrikada, Asmara:  Wadanka Eritrea waxaa ku sugan madaxweynaha wadankaasi Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo waxaana hoose aynu idinkugu soo gudbineynaa qodobbada heshiiska labada wadaani wada gaareen.

Wararku waxa ay sheegayaan in labada mas’uul ay isku afgarteen 4-qodob oo u qoran sida soo socota:

Akhriso qodobada ay ku heshiiyeen Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya: –

1.Soomaaliya waxay ku taallaa goob istiraatiiji ah, waxayna  leedahay khayraad tiro badan oo isugu jira kuwo aadmi iyo kuwo dabiici ah.

2.Soomaaliya iyo Ereteriya waxay dedaal gelinayaan sidii ay u sameysan  lahaayeen iskaashi taabanaya dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dhaqanka, difaaca iyo amniga.

3.Labada dal waxay yagleelayaan xiriir diblomaasiyadeed iyaga oo is dhaafsanaya danjireyaal, sarena u qaadaya ganacsiga iyo maalgashiga dhexdooda ah, sidoo kalena isweydaarsanaya fursadaha la xiriira waxbarashada iyo dhaqanka.

4.Eretriya iyo Soomaaliya waxay si wadajir ah uga hawlgelayaan sidii loo  horumarin lahaa nabadgelyada, xasilloonida iyo isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.

QODOBBADA OO INGIRIISI AH:

 

READ MORE:  DHAGEYSO: Cabdalla Cabdalla oo ka jawaabay darajo Xayuubintii uu Farmaajo ku sameeyey?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->