Subscribe

R/W Kheyre Oo Gaaray Garoowe Iyo Ujeedada Safarkiisa Puntland

Afrikada, Garoowe:  Magaalada Garoowe ee dowlad goboleedka Puntland waxaa jooga ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul wasaaraha iyo wefdigiisa ayaa waxaa soo dhoweeyay mas’uuliyiinta iyo madaxda dowladda Puntland waxaana loo sii gelbiyey Xarunta Maadxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe

Waxaa si rasmi ah uu kulamo ula qaadan doonaa madaxweynaha Puntland iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee maamulkaas.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu booqan doonaa Magaalooyin ka mid ah Puntland, isaga oo ka hirgelin doono mashaariic horumarineed, waxaana la filayaa in uu la kulamo kala gaar gaar ah la qaato Isimada iyo boqorrada gobolkaasi ku dhaqan gaar ahaan Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ku sugan magaalada Qardho.

Ujeedada safarka ee R/wasaare Kheyre ayaa la isla dhex marayaa in ay tahay ka hadlidda colaada Tukaraq, xilli dowladda federaalku ay quseynayso colaadda sii xumaaneysa ee ka jirta gobolka Sool.

SAWIRO:

 

READ  REUTERS: Ciidammadii Baar-Sanguuni Joogey Duurka ayey u Carareen+27 ayaa laga dilay Ciidanka Dowladda !!

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Damaca FARMAAJO Iyo Doqonnimada XASAN Sheekh waa mid Lugooyo Ku ah Soomaalida?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wiilkii kuleejada ku soo koray waa uu naf-jeclaysanayaa isaga oo aan aqoon ...
XOG MUHIIM AH: Sidee Axmed Madoobe Si XUN Loogu Soo Bahdilay Itoobiya, muxuuse kala soo kulmay Abiy Ahmed?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Warar hoose oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in hogaamiyaha Jubalan ...
DEG DEG: Xaaladda Oo meel Xun Gaartay+HUB CULUS Qoryaha BM-ka Oo TUKARAQ hoosta la isugu Dhigay??
- Aug 20, 2018
Afrikada, Tukaraq:     Xaaladda degaanka Tukaraq ayaa sii xumaaneysa iyadoo faah faahino dheeraad ah ...
Jen. Caanood Oo War Cusub Shaaca ka Qaaday?
- Aug 20, 2018
Afrikada, Muqdisho: Jen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ahaa Abaanduulihii dhawaan xilka laga qaaday ...
Roobab Soo Dhoweeyay Xujeyda Muslimiinta Oo Maanta Taagan Banka Carafo
- Aug 20, 2018
Afrikada, Makkah: In ka badan saddex Malyuun oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u ...
%d bloggers like this: