Dhul-Gariir ku dhuftay wadanka Indooneesiya | Afrikada

Dhul-Gariir ku dhuftay wadanka Indooneesiya

Wadanka ku yaal qaaradda Eeshiya ee Indooneesiya ayaa la soo sheegayaa in uu ka dhacay Dhul gariir ay dad badani ku dhinteen.

Jasiir aad loo degan yahay oo caan ku ah dalxiiska ayaa dhulgariirku ka dhacay iyadoo ay ku naf waayeen dad tiradoodu gaareyso ilaa 10 qof.

Dhul gariirkan oo lagu khiyaasay 6.4 cabirka dhul gariirada ayaa ka dhacay bartamaha jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia subaxnimadii saaka.

Guriyo badan ayaa ku burburay dhul gariirka halka tiro dad ah ay ku dhawaacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaasi.

Afhayeen u hadlay laanta ka hortagga masiibooyinka dalkaasi wuxuu sheegay in 40 qof ay ku dhaawacmeen dhul gariirka halka guriyo dhowr ah ay burbureen.

Afhayeenkan oo lagu magacaabo Purwo Nugroho ayaa intaasi ku daray in tirada dadka uu waxyeellada gaarsiiyay dhul gariirka la filaayo inay sare u kacdo.

Dadka ayaa la arkayey iyaga oo banaanada u soo baxaya, si aysan guryuhu ugu dumin.

READ MORE:  Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->