DHAGEYSO: Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo War Cusub ka soo saaray Dagaalka TUKARAQ | Afrikada

DHAGEYSO: Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo War Cusub ka soo saaray Dagaalka TUKARAQ

Afrikada, Tukaraq:    Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, m/weynaha Puntland ayaa wareysi siiyey mid ka mid ah telefishinada dalka, isaga oo ka hadlay arrimaha dagaalada u dhaxeeya Puntland & Somaliland, waxaa uu madaxweynuhu carabka ku dhuftay in dagaalka TUKARAQ uu yahay mid lagu soo qaaday maamulkiisa.

C/weli Gaas ayaa sheegay in aysan jirin wax waan waan ah oo ay ka gelayaan dib u hanashada degaanada Puntland, waxa uu tilmaamay in maamulkiisu uu tillaabo adag ka qaadanayo sidii uu dib ugula wareegi lahaa TUKARAQ iyo guud ahaan degannada ka maqan dhulka Sool dib loo soo celin doono.

C/weli Gaas ayaa cambaareyn dusha uga tuuray kuwa soo duulay isaga oo gaashaanka ku dhuftay in wax wada hadal ah in uusan kala galeynin dhulkooda…..

HALKAN KA DHAGEYSO:

READ MORE:  Kenya Airways oo maanta xariga ka jartay duulimaadyadeeda tooska ah ee Nairobi - Muqdisho.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->