DEG DEG: Qarax khasaare nafeed Geystay Oo ka dhacay Muqdisho | Afrikada

DEG DEG: Qarax khasaare nafeed Geystay Oo ka dhacay Muqdisho

Afrikada, Muqdisho:   Warar ina soo gaaraya ayaa sheegaya in Xaafad lagu magacaabo Galmudug oo ku taal magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay qarax noocyada baabuurta lagu xiro ah.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in gaariga ay dad saarnaayeen. Dadka ayaa ahaa qaar ka tirsan ciidammada dowladda.

Faahfaahin soo baxeysa ayaa sheegaysa in dhammaanba ciidankii saarnaa gaarigaasi ay halkaasi ku dhinteen.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray gurmad ka socday dowladda gaar ahaan ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, kuwaas oo xiray aaga goobtii uu qaraxa ka dhacay isla markaasina wada baaritaan ku aadan sababaha qaraxa dhaliyey.

SAWIRKA QARAXA:

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->