RW Kheyre Oo amray in AMISOM laga saaro Garoonka…

Afrikada, Muqdisho: Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ayaa amar ku bixiyey in AMISOM laga daabulo garoonka Stadium Muqdisho.

AMISOM ayaa iyadu iska dhex fadhisa garoonkii Stadio Muqdisho kaasi oo weli uu ka muuqdo burbur xooggan.

RW Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlayey munaasabad lagu daahfurayey barnaamij ku saabsan baahida ciyaaraha bulshada.

AMISOM xilligii ayaa degtay Stadio Muqdisho xilligii ay caasimadda ka dagaalameysay, waxaana intaasi oo dhan garoonkaasi dib udhiskiisa balanqaadayey dowlado uu ka mid yahay Shiinuhu kuwaasi oo balanqaadeen in ay dhisi doonaan garoonkaasi.

Stadio Muqdisho ayaa ah garoonka ugu weyn Bariga iyo bartamaha Afrika looguna talo galay ciyaaraha nooc kasta oo dunida laga dheelo ee caalamiga ah.

RW Xasan Cali ayaa noqonaya R wasaarihii ugu horeeyay ee si geesinimo leh uga hadla ka bixitaanka garoonka ciyaaraha, xilli ururka FIFA ay hore uga hadleen dhibaatada goobaha Isboortiga oo milleteri iska dul fadhiyo.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DHAGEYSO: Axmed Madoobe Oo ka yaabsaday Beelo Dhul Isku Qabsaday: "War Ma Dhulkeena Weyn Baad weydeen meel aad ka degtaan?"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->