R/W Kheyre “Xukuumaddu way aqoonsantahay shahaadooyinka Jaamacadaha dalka”

Afrikada, Muqdisho:   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay aqoonsantahay shahaadooyinka ay bixiyaan Jaamacdaha dalka, isla markaana loo baahanyahay in sare loo qaado tayada tacliinta sare ee dalka.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xusay in bahda waxbarashada ay dalkan wax badan u soo qabteen oo ay u soo dhabar adeegeen sidii loo heli lahaa adeeg waxbarasho, isagoo intaa ku daray in Wasaaradda Waxbarashada iyo daladaha waxbarashada ay iska kaashan doonaan sidii loo tayayn lahaa tacliinta sare ee dalka.

Xigasho: Radio Muqdisho

READ MORE:  Tirada Dhimashada Bas ku rogmaday Kenya Oo kor u sii kacday

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->