DAAWO: DAYAXII Oo Caadi ku Soo Noqday kadib MADOW hoos ah oo Qariyey Xalay Habeenimadii ISBEDELLO DAYAXA KA DHACAYA WELI? | Afrikada

DAAWO: DAYAXII Oo Caadi ku Soo Noqday kadib MADOW hoos ah oo Qariyey Xalay Habeenimadii ISBEDELLO DAYAXA KA DHACAYA WELI?

Afrikada, Muqdisho:   Waxaa si caadi ah ku soo laabtay Dayax Madoobaadkii xalay ka dhacay meelo badan oo Bariga iyo Bartamaha caalamka ka mid ah.

Wadanka Soomaaliya oo si aad ah looga daawanayey ayaa waxaa loo dareeray masaajida, halkaasi oo Alle bari laga sameynayey.

Waxaa uu Dayaxu ku jirey xaalad Guduud ah muddo saacado ah, waxaana sida aad ka arki doonto xisaabta uu Dayax-Madoobaadkani ahaa kii ugu waqtiga dheeraa qarnigan.

Culimo badan oo Saynisyahanno ah ayaa ka digeysa in Dayax Madoobaadkani ay xigi doonaan Dhul-Gariiro caalamka meelaha qaar ka dhici kara iyo xaalado kale oo halis ku ah caalamka.

Sharaxaadda Hoose waxa ay ka socotaa Wadanka Giriigga kuwaasi oo aan weli Seexanin, waxaana wakaaladda time and date ee wax qaadaa dhigeysana waxa ay ku taallaa wadanka Koonfurta Afrika.

Weriyaha Anne Buckie ayaa wareysaneysa Khabiir Cir-Bixiyeen ah oo lagu magacaabo Graham Jones, iyaga oo sharaxaya Xiddigga Mars oo daba taagan Dayaxa iyo isbedellada iyo tilmaamaha ku imaanaya.

READ MORE:  Faa'iidada XULBADU u leedahay Bulshada DAAWO CAJAA'IBTAN?

Waxa ay sheegayaan in weli uu isbed bedel Sameynayo Dayaxu meelaha qaar caalamkana weli laga daawanayo!

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->