TOOS U DAAWO: Isbedellada DAYAXA Iyo Sida loogala Socdo Caalamka | Afrikada

TOOS U DAAWO: Isbedellada DAYAXA Iyo Sida loogala Socdo Caalamka

Afrikada, South Africa:   Wakaalada Cirbixiyeenka wadanka Koonfurta Afrika ayaa soo bandhigeysa isbedellada hawada ka dhacaya, xilli la hadal hayo in uu jiro isbedel Dayaxa laga dareemi doono (Dayax Madoobaad) kaasi oo, Eeshiya, Bariga caalamka, Yurub iyo Koonfurta Ameerika laga arki karo.

Dayaxa ayaa si tartiib tartiib ah u galaya hooska (dhulka) kaasi oo, sida Culuunta Saynisku dhigayaan, ka qarsoomi doona Qorraxda saacadaha soo socda:

 

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Wasiir Beyle: "Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya Cadow aheyd 30-sano ka hor, balse ay Jiilka Cusub Cadowtooyada ku bedeli doonaan Nabad iyo Barwaaqo?
- Nov 15, 2018
Afrikada, Muqdisho: Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hogaamiyaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyey ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18
- Nov 15, 2018
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 14/11/18 HALKA HOOSE KA DAAWO:
Jeneraallo ka tirsanaa millitariga Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay hubka sharci darrada ah U soo Daabuli jireen Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Addis Ababa: Shirkad ay militariga Itoobiya maamulaan oo lagu magacaabo Metec ayaa lagu ...
Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->