Madaxweyne Farmaajo Oo laga Casuumay Wadanka Eritrea

Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha wadanka Eritrea Esias afewerki ayaa warqad casuumaad ah u soo diray ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waa markii ugu horeysay ee Eritrea ay casuumaad u fidiso dowladda federaalka ah tani iyo markii ay neefta ka soo booday Eritrea oo horey u aheyd wadan siyaasad ahaan hareeraysan.

Maalinta Sabtida oo berito ah ayaa madaxweynuhu ku wajahan yahay magaalada caasimadda u ah Eritrea ee Asmara.

Wasiirka warfaafinta dalka Eriteria ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay hadal uu ku sheegayo in madaxweynaha Soomaaliya ay tahay markii ugu horeysay ee uu Asmara soo gaarayo madaxweyne Farmaajo tani iyo markii xilka Madaxweyneneimo loo doortay 8-dii Febraayo Sanadkii tegay ee 2017.

READ MORE:  DAAWO DAYAX-MADOOBAADKA: Masjid XARAMEYN Iyo khudbadii Salaatul KHUSUUF ee CAAWA Dayax-Madoobaadka Socda.?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->