DAAWO: Dunida Islaamka Oo loo ISTAAGAY SALAATUL KUSUUF+Bariga Caalamka Oo Cirka La EEGAYO..SUBXAANNAALLAAH?

Afrikada, Nairobi:  Waxaa gobollada Soomaalidu degan tahay ee caalamka laga tukanayaa Salaadda SLAATUL KUSUUF ama QUSUUF, salaada kusuuf ama qusuuf( cadceeda markii laqabto ama dayaxa) waxaa loo dukadaa sida tan:
1. Waa labo rakcadood

a. Rakcada koowaad imaanka markuu xidho faatixa ayuu akhrinayaa kadibna suurad dheer ayuu balaabayaa wuu rukuucayaa markuu istaagana masujuudayo hadana suuradii ayuu sii wadayaa kadib ayuu sujuudayaa inta kale sida salaadaha kale lkn waxuu kaga duwanyahay labo rukuuc iyo labo sujuud ayuu leeyahay.

b. Rakcada labaadna waa sidoo kale.

  1. Suuradahana waa in la dheereeyaa.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  M/Weyne Farmaajo: "Annagaa Mas'uul ka ah Somaliland"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO Faransiis, Jarmal, Iyo Ingiriis Oo Ku Gacan Seyray Jawaabta uu Sacuudigu Ka Bixiyay Dilkii Khashoggi
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Boqortooyada Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ...
DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->