DAAWO DAYAX-MADOOBAADKA: Masjid XARAMEYN Iyo khudbadii Salaatul KHUSUUF ee CAAWA Dayax-Madoobaadka Socda.? | Afrikada

DAAWO DAYAX-MADOOBAADKA: Masjid XARAMEYN Iyo khudbadii Salaatul KHUSUUF ee CAAWA Dayax-Madoobaadka Socda.?

Afrikada, Medina:  Is baraarujin ayaa ka soconayesa masaajidda ugu waaweyn Caalamka, waxaa la is farayaa in saacadaha DAYAX-MADOOBAADKU Socdo la Alle Baryo, waxaa Salaadda kadib Imaamku sheegay in ay Cad yihiin Aayaadka Alle iyo Ujeedada Abuurka Insaanka Oo gaalada adduunka qaribtay aysan awoodda Alle Beenin karin.

 

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->