Subscribe

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus, Qoriga Dabajeexa Iyo Madaafiic la Isku Garaacayo Muqdisho

Afrikada, Muqdisho:    Waxaa soconayaa dagaal aan la garaneynin dadka is-dagaalaya iyo sababta uu dagaalku u soconayo.

Dagaalka ayaa aad u xooggan waxaan uu bilowday Duhurnimadii Maanta isaga oo ka soconaya Xaafadaha Kaawo Godey weliba qeybta Degmada Dharkenley.

Dagaalka oo laisku adeegsanayo hubka Nuucyadiisa kala duwan,ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda,laakin u Abaabulan qaab qabiil,waxaana la soo warinaya in Dagaalka uu geystay Khasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Goob Joogayaal ka mid ah Dadka Degaanka ayaa sheegaya in Dagaalka uu yahay mid aad u xooggan,isla markaana ay Ciidamada ay isku adeegsanayaan Hub aad culus,waxa ayna shegeen in ay ka qabsi qabaan in Dagaalka uu soo gaarsiiyo Khasaaro.

Si kastaba ha ahaate wali kama aysan hadlin Hey’adaha Ammaanka ee Dowladda iyo Maamulka Degmada Dharkenley, Dagaalkani ayaa Maalintii labaad ka soconaya Gudaha Degmada Dharkeyley ee Gobolka Banaadir.

READ  DHAGEYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Soomaaliya Iyo Caalamka 02/08/2018

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 14/08/2018
- Aug 15, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Wasiir Cawad: “Waxaan Dhexdhexaadineynaa Eritrea iyo Jabuuti” (Waa Socon Weynaye aan Orodno?)
- Aug 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ...
%d bloggers like this: