DEG DEG: R/Wasaare Kheyre Oo xilka ka Qaaday Wasiir..? | Afrikada

DEG DEG: R/Wasaare Kheyre Oo xilka ka Qaaday Wasiir..?

Afrikada, Muqdisho: Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto deg deg ah xilka uga xayuubiyey wasiirkii wasaaradda Waxbarashada C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir.

Warqadda wareegtada ah waxaa xilka qaadista kadib la sii daba dhigay qofkii xilkaasi sii heyn lahaa iyadoo la magacaabay ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Aadan Isxaaq Ali kaasi oo isla markaasi wareegtadan xil ka qaadista ka akhriyey Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.

SAWIRKA WASIIRKA XILKA LAGA QAADAY:

READ MORE:  AKHRI: Dowladda Farmaajo Oo Sacuudiga U Qortay Warqad Yaab leh?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Xulka Itoobiya Oo 4-0 ku dhuftay xulka Qaranka Soomaaliya
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xulka Ethipia ayaa 4-0 uga badiyay xulka Soomaaliya ee 23-jirada tartanka is ...
Dalka Eritrea oo maanta cunaqabateynta hubka laga qaadayo iyo Soomaaliya oo sanad siyaado ah loogu darayo
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada ...
UN Monitoring Group: “Dowladda Soomaaliya ma xakameyn karto hubkeeda, suuqyada ayaa lagu iibiyaa” WARBIXIN SANADEED.
- Nov 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Warbixin dheer oo ay soo saareen Kooxda Qaramada Midoobey la socodka Cunaqabateynta ...
DHAGEYSO: Wasaarado Beeniyay in koronto laga goostay+Horta Isweydii Dowladdu ma bixisaa adeeg Koronto, Annagaa is deberna iwm?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Iyadoo laga jawaabayo koronto la'aan maanta laga soo weriyey wasaarado badan ...
DHAGEYSO Xildhibaan Cosoble: “M/weyne Farmaajo lacagtii dalka waa uu aruursaday, meel uu u wadana la garan maayo?
- Nov 13, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wararka inaga soo gaaraya baarlamaanka federaalka ayaa sheegaya in uu qeylo dhaamiyey ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->