DAAWO: TUKARAQ Oo Madaafiicdu Dhaceyso Iyo Muuse Biixi Oo U khudbadeeyay Sidii MOORYAANTII Sanadkii 1991-kii..? | Afrikada

DAAWO: TUKARAQ Oo Madaafiicdu Dhaceyso Iyo Muuse Biixi Oo U khudbadeeyay Sidii MOORYAANTII Sanadkii 1991-kii..?

Afrikada, Sool: Rasaasta culus ayaa weli ka dhaceysa degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Dhaaewacyo ayaa jira ay geysanayaan madaafiic ciidammadu is- dhaafsanayaan, waxaana wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Somaliland dhaawacyo ka soo gaareen madaafiic la isku isweydaarsaday jiidaha hore ee dagaalka.

Madaafiicdani oo ay bilaabeen ciidamada Puntland ayaa waxaa la sheegay iyaguna dhankooda in ay k a soo wajaab celiyeen madaafiicdaasi, waxaana falkaasi la sheegay in ay ka soo jawaabayaan.

Ciidammada ayaa kala baqaya kuwaasi oo aad moodo in uusan dagaalku kala bax ka aheyn.

Waxaa kaloo laga cabsi qabaa in didirtani qaadato bilooyon badan iyo sanado, sababtoo ah Muuse Biixi oo soda Mooryaantii ula dhaqmay diblumasiyiinta, iyo Puntland oo wax kasta hadey sameysay ka badin weyday in ay ciidamo badan hordhoobaan caasimadooda Garoowe.

Somaliland ayaa ciidamadooda TUKARAQ jooga waxa ay halkaasi dhigeen ciidan cududiisu aad u xoog badan tahay, tani kalifaysa in ciidanka Puntland ay masaafo dheer isku jirsadaan, maadaama hoosta laga geli waayey degaanka Tukaraq oo ah dhul Seero ah oo cidlo xabaddu kugu leefayso.

READ MORE:  Warbaahinta Turkiga Oo Shaacisey Magacyada Iyo Sawirrada 15-ka Nin Ee Lagu Tuhmay Dilka Jamal Kashoggi?

Muuse Biixi ayaa isagu si caro leh uga hadlay mubaasabad Banshigga Buugaagta ah oo lagu qabtay Hargeisa. Waxa uu dadkii martida ahaa kaga nixiyey hadallo caro leh oo wax jixin jix ahi ka muuqan.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->