DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo HARGEYSA looga careysan yahay+Muuse Biixi Oo Diyaarsaday Ciidamo Badan Si Faysal XABSIGA loo Dhigo?

Afrikada, Hargeysa: Warar ka imaanaya ilo ku dhow dhow Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegaya in maanta lagu wado in Feysal Hargeysa gaaro.

Waxaa dadku sheegayaan in caro xoogan jirto taasi oo ka dhalatay Feysal oo Farmaajo isla sawiray shirkii Brussels, iyadoo sawirkaas uu ka nixiyey Muuse Biixi oo ah hogaamiyaha xisbiga mayalja adag ee Kulmiye.

Madaxweyne Muuse ayaa laga cabsi qabaa in uu xabsi dhigo Feysal Cali Waraabe, maadaama qadiyadii uu sharafkeeda ilaalin waayey.

SAWIRKA MURANKA DHALIYAY:

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Xubno ka tirsan Xisbiga Ucid oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa si kulul uga hadlay Arintaasi, waxayna Eedaymo culus dusha u saareen Xukuumada Muuse Biixi.

“Hadii Muuse Biixi ugu tala galay inuu Xidho Faysal Cali Waraabe, waanu Haynaa Qorshaheeda Cid Xidhi karta ma Jirta, Waana Nin Somaliland uga saamayn Badan Muuse Biixi, Imikana danta Guud ee Somaliland ayuu u taagan yahay “.

“Madaxwayne Farmaajo waa lala Kulmi karaa, Danta Somaliland kaga Xidhan ayuu Faysal kaga hadlay.

READ MORE:  DEG DEG: RAILA ODINGA oo kiis fadeexad ah ku furay madaxweyne KENYATTA

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->