DAAWO: C/Weli Gaas Oo Ku Gacan Seyray NABADEYNTII Ergayga UN-ka+ Reer GAROOWE oo Durba Hubka Qaatay Iyo TUKARAQ anagaa Leh, Nin lagu Soo Duulay Nabad Ma Qaato!? | Afrikada

DAAWO: C/Weli Gaas Oo Ku Gacan Seyray NABADEYNTII Ergayga UN-ka+ Reer GAROOWE oo Durba Hubka Qaatay Iyo TUKARAQ anagaa Leh, Nin lagu Soo Duulay Nabad Ma Qaato!?

Afrikada, Garoowe: Waxaa fashil ku soo dhammaaday kulankii ay yeesheen Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ergayga Qaramada Midoobey u fadhiya wadanka Soomaaaliya Micheal Keating.

Keating ayaa isagu ku soo hormaray Somaliland isagoo TUKARAQ arrimaheeda kala soo hadlay, sidoo kalena waxaa uu ku lug dambeeyay dhanka Garoowe, halkaasi oo uu dowladda Puntland kala hadlay joojinta colaadda, sida aad muuqaalka ka arki doonto Dr. Cabdiweli ayaa ka boodi doona hadalka oo u socday labada masuul waxaana uu saxaafadda u soo koobi doonaa mowqifkooda isaga oo metalaya shacabka Puntland. Ambassadorka ayaa naxaya….wadahadallada oo Cabdi soo afjaray markuu arko!

Intaa kadib, M/weyne Gaas ayaa saxaafadda ku dhahaya “Annagu Si cad ayaanu ugu sheegnay ninkaan in aanaan gardarro qaadaneynin, oo nala soo weeraray”

Wakiilka Qaramada Midoobay ayaa wejigiisa ka muuqdo in uu aad u murugooday, mana jirto nabad ay Gaas iyo Biixi 2-duba qaateen.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->