Micheal Keating Oo m/weyne C/weli Gaas kala hadlay in DEG DEG loo joojiyo colaada TUKARAQ | Afrikada

Micheal Keating Oo m/weyne C/weli Gaas kala hadlay in DEG DEG loo joojiyo colaada TUKARAQ

Afrikada, Garoowe:    Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaara xaaladda TUKARAQ ayaa sheegaya in xarunta maamulka Puntland uu ka degay wakiilka Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa u fadhiya wadanka Soomaliya Micheal Keating.

Wakiilka UN-ka ayaa kulan la qaatay madxweynaha dowladda Puntland mudane Cabdiweli Cali Gaas waxaana uu Wakiilka Qaramada Midoobey kala hadlay C/weli Gaas in uu si deg deg ah u joojiyo dhaqdhaqaaqyada ciidan ee ka soconaya bartamaha labada gobol ee S/land iyo P/land.

Labada mas’uul ayaa sidoo kale ka wada dooday sida loo demin karo colaada Tukaraq xilli ay Somaliland ku soo duushay dhulal cusub isla markaana ay weli heysato degaanka Tukaraq oo horey ay Puntland u maamulaysay.

Dhinaca kale, Micheal Keating oo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa uu wadahadalladani oo kale hore ula soo yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, isaga oo kala hadlay in deg deg loo demiyo colaadda ka socoda Tukaraq.

SAWIRADA 2-DA KULAN:

READ MORE:  DAAWO:Kacdoonkii maanta ka dhacay Laas-caanood Iyo Dhaawacyada

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->