DAAWO: Wasiirada Dhulbahante ee Somaliland Oo Shaaciyey War Ka Nixiyey Muuse Biixi | Afrikada

DAAWO: Wasiirada Dhulbahante ee Somaliland Oo Shaaciyey War Ka Nixiyey Muuse Biixi

Afrikada, Hargeysa: Magaalada Hargeysa waxaa looga dhawaaqay war uu u gegsan waayey oo gil gilay hogaamiyaha maamulka Jeegaanta Muuse Biixi, waxaana afka furtay wasiirada beesha Dhulbahante ee ku jira maamulka Biixi kuwaasi oo si xamaadadeysan uga hadlay Xoogga iyo Qasabka ay xukuumadda Biixi ku heysato dhulalka beeshu ka soo jeedo ee SSC.

Wasiirada hadlay qaarkood ayaa  sheegeen in aysan ku qanacsanayn Somaliland isla markaasna ay ka soo hor jeedaan siyaasadda isticmaarka Ku saleysan ee laga wado gobollada SSC.

Kala jabkani soo gaaray maamulka Somaliland ayaa imaanaya xilli ay maamulku raadsanayaan taageerafa beelaha ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Cayn.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  PROF. DALXA: "Kuwaan Dowladdii Xasan Sheekh Waa ka sii Liitaan, Waanse la Ogeyn"

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->