Al-Shabaab Oo baahiyey Musawirada Qabsashadii Xerada Baar-Sanguuni SAWIRADA | Afrikada

Al-Shabaab Oo baahiyey Musawirada Qabsashadii Xerada Baar-Sanguuni SAWIRADA

Afrikada, Jubaland:    Kooxaha ka dagaalama Soomaaliya ayaa baahiyey sawiro laga qaaday dagaalkii al-Shabaab iyo ciidamada dowladdu isaga horyimaadeen Laanta Baarka ee dhacda maamul goboleedka Jubaland.

Sawirada ayaa Al-Shabaabka la qaaday kadib markii ciidanka dowladda ay ku firxadeen dhanka duurka iyaga oo halkaasi aan ka dagaalamim isla markaasina hubkii iyo saanadii uga cararay maleeshiyaadka Al-Shabaab oo halkaasi ka gurtay wixii yiilley.

Waxaa kale oo Shabaabka dhinacoodu sii daayeen ninkii isku qarxiyey iridka xerada laga galo xerada Baar-Sanguuni kaasi oo ay magaciisa ku sheegeen Xasan Macallin Cabdi Maxamed, 23 sano jir ahaa u dhashay beesha Luwaay, kana soo jeeda degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool waxaana uu ka yimid dhanka gobolka Hiiraan.

SAWIRADA:

DHAGEYSO CODKA: 

READ MORE:  DHAGEYSO:Afhayeen C/laahi Sheekh Xasan Oo yiri: Farmaajo Isbitaal ayuu ku mar marsiyoodaa ASAGA LAFTIISA ma aadi karo KENYA oo ugu sokeysa, iyo Hadallo Isla Weyni Badan dhegayso yaabka?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->