Xoogga Dalka: “Axmed Madoobe ayaa ka dambeeyay Guuldarradii ku Dhacday Ciidanka Dowladeenna”

Afrikada, Muqdisho:  Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa mid ka mid idaacadaha waaweyn ee caasimadda Muqdisho u sheegay in Ciidankii shalay lagu dilay weerarkii ka dhacay Baar-sanguuni ee ay soo qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab uu ku dhacay dayacaad Ciidamadaas loo geystay.

Sarkaalkaas oo la yiraahdo Cabdirashiid Macalin Gaas ayaa dayacaadaas loo geystay Ciidamada dusha ugu tuuray Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.

Sargaalkaan ayaa sidoo kale tilmaamay in Ciidamadaas go`adoon la geliyay islamarkaana Ciidamada shalay uu gaaray jab xoogan oo dhaawacyadooda hadda ay yaalaan isbitaalka dhexe ee magaalada Kismaayo.

Wuxuuna madaxweynaha maamulka Jubaland iyo xubnihii kale ee arintaan ku lug lahaa ka dalbaday in ay qaataan mas`uuliyadooda.

Xigasho-KNN


READ MORE:  Safaaradda Qadar Oo bilowday in ay Dal-Dalato Kheyraadkii Soomaaliya? DAAWO

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR
- Oct 22, 2018
DAAWO: 10-Kii Sawir-Gacmeed Ee Ugu Dambeeyay Farshaxanka AMIIN CAAMIR                 
DAAWO Faransiis, Jarmal, Iyo Ingiriis Oo Ku Gacan Seyray Jawaabta uu Sacuudigu Ka Bixiyay Dilkii Khashoggi
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Boqortooyada Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ...
DAAWO: Askar Gaysatay Dhac U geysata Dadka Oo maxkamadda Ciidammada la soo taagay
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Saldhiga degmada Dharkenley ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay ...
AKHRISO:Dowlada Itoobiya & Jabhada ONLF Oo Heshiisyo Nabadeed Ku kala Saxiixday Asmara
- Oct 22, 2018
Afrikada, Muqdisho: Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku ...
AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->