DAAWO: Naxdin Wiil Somaliland Jooga Oo iibinaya KELIDIISA 150 doolar+Shacabka Soomaaliyeed Oo isweydiinaya Su’aalo Murugo leh..!? | Afrikada

DAAWO: Naxdin Wiil Somaliland Jooga Oo iibinaya KELIDIISA 150 doolar+Shacabka Soomaaliyeed Oo isweydiinaya Su’aalo Murugo leh..!?

Afrikada, Hargeysa:  Waxaa magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya ku soo kordhaya dhallinayarada muujineysa in ay dhibaato nololeed heysato.

Waxyaalaha cusub oo aan hore loo arkin oo dhallinyaradu muujinayaan waxaa ka mid ah Duruufo Nololeed iyo Shaqo la’aan ku qasbeysa in ay sameeyaan wax waliba oo jaanis u siinaya in ay sii badbaadaan. (Survival)

Qisada nagu cusub ayaa haatan ka taagan magaalada Hargeysa, waxaan wiil Soomaaliyeed oo halkaasi ku sugan uu dhowaan shaaca ka qaaday in uu BEECINAYO mid ka mid ah kelyaha jirkiisa.

Waxaa arrintani ay fajac ku noqotay dadka gaar ahaan Weriye Cali Xaraare oo arrinta ka wareystay WIILKAASI isla markaasina Wiilkii ayaa hadalkiisa ku daray in QIIMAHA kelidiisa ay tahay qiime dhan 150-Dollar oo keliya.

Arrintan ayaa mamnuuc ka ah wadammada caalamka balse waxaa lagu soo waramayaa in ay tahay suuq madow oo badanaa ka dhaca wadammada Eeshiya iyo kuwo kale oo ka tirsan Afrika, sida Nigeria oo kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Hadaba Wariye Cali Xaraare oo Arintaas i siwayn ula  yaabay  ayaa  ka hadlay, Wuxuuna sheegay inay tahay wax laga Naxo, Wuxuuna xusay in dhowaan la Arki doono Qof kale oo doonaya inuu Iibiyo Wadnihiisa.

READ MORE:  DAAWO: Dadka Isbaheystay Oo doonaya in ay Mareykanka Xoog ku Galaan+Iyo Ciidammada Milleteriga Oo lagu soo Kiciyey?

Si kastaba Duruufaha Nololeed iyo Shaqo la’aanta ka jirta inta badan dalka, ayaa Sabab u noqon karta in Dadka Danyarta ah marka ay Culaysyo baaxadwayn soo Foodsaaraan ay Qaataan go’aano Halistooda leh.

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->