DHAGEYSO: Sarkaal Dowladda ka Tirsan Oo CEEB darteed HADLI Waayey+Waxba Ma Faahfaahin karo Waa iga taallaa adeerow..!!

Afrikada, Muqdisho:     Corneeyl Mukhtaar Cabdi Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Jubbaland oo la hadlay mid ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa wax uu tilmaamay in weerarkii saaka dhacay uu ku bilaawday qaraxyo isagoo qirtay in ciidammada dowladiisu ay ku guuldareesten waa sida uu hadalka u dhigay e’.

Wareysiga sarkaalka ayaa ahaa mid xaqiiqo raadis ah waxaana laga wareystay dhinacyo badan.

Korneel Mukhtaar Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay weli dhinacooda wadaan baaritaanno la xiriira sida loo soo ataagay, korneelka ayaa isagu beeniyey in Al-Shabaab ay xerada Baar Sanguuni gudaha u galeen.

Korneelka oo hadalka gef gefayey isla markaasina aan u hadlin si geesinimo iyo kalsooni ku jirto ayaa carabka ku adkeeyay in ay saaka aroorti dhibaato ka dhacday goobtaasi.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

Dhanka kale wararka ayaa sheegay in weriyeyaasha magaalada Kismaayo ay isbitaalka ugu tageen si ay u soo qiimeeyaan dhibaatada dhaawacyada una soo qaadaan wareysiyo, balse laga horistaagay.

READ MORE:  DAAWO VIDEO: "Dhulbahante Waa guun Habeenba mid ku hoyata Guryaha P/land iyo Somaliland"

Maamulka Jubaland ayaa ku wargeliyeen in marnaba aan la ogoleyn in Wariyaasha ay Isbitaalka ka sameeyaan Warar ku saabsan dhaawacyada la geeyey Isbitaalka.

WEriyeyaasha telefishinnada iyo raadiyeyaasha ayaa isaga laabtay xarumahooda ay ka howlgallaan ee magaalada Kismaayo, kadib markii loo diiday in ay galaan isbitaallada.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Baarlamaanka Oo maanta ka doodaya xeer hoosaadka golaha?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sharci dejiyeyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ...
DEG DEG: Toogasho ka dhacday Xarun uu booqanayey m/weyne Cabdiweli Gaas?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Boosaaso: Koox dabley ah ayaa weerartay xarunta dowladda hoose ee magaalada Boosaaso. Warar ayaa ...
Prof Yahye Aamir: 7 kooxood ayaa Fulisa dilalka Muqdisho, anigu ma sheegi kari cida ay yihiin, dowladuna ma laha indho laga Baqo?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Prof Yahye Shiikh Caamir ayaa sheegay in qaraxii lagu dilay walaalkii ...
DAAWO Wararkii ugu dambeeyay iyo SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED Oo Tacsi U diray Qoyskii ninkii la Gubay?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ka waramay dhacdadii ...
Siyaasi Caan ah oo kashifay sababta FARMAAJO uga tacsiyeyn waayey NINKII LAGU GUBAY Muqdisho?
- Sep 24, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli dadku xaqa iyo cadaaladda u kaceen ayaa afkiisu juuqda gabay madaweynaha ...
%d bloggers like this: