DHAGEYSO: Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Oo Dil U geystay Nin ka shaqeysta Bajaajta+Askarigii Oo isagiina isla goobta lagu dilay

Afrikada, Muqdisho:     Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkenley Gobolkan Banaadir Waxaa ka dhacday in mar kale dil loo geystay wade ama daraweel watey Mootada Bajaajta loo yaqaan.

Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay darawalka lama oga sababta askarigu u dilay ninka bajaajlaha ah. Waxaa si hoose la iskula dhex marayaa in askarta dowladda ee hubaysan iyo Bajaajleyda ay si xun isku necebyihiin, iyadoo dilal badan hore loogu geystay dadka Bajaajta ka xamaasha.

Sida aad halka hoose ka maqli doonto goobjooge ayaa sheegay in goobta uu falka ka dhacay ay soo agareen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, kuwaas oo dilay askarigii dilka u gesytay Darawalka Mooto Bajaajta, in kastoo weli warar madax banaan oo xaqiijinaya aan la helin.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

READ MORE:  DHAGEYSO: Banaanbax ka dhacay Qardho oo looga hadlay arrimaha Laascanood

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->