DHAGEYSO:Wararkii Ugu dambeeyey ee Puntland, Jubbaland, Somaliland, Soomaaliya & Caalamka oo dhan | Afrikada

DHAGEYSO:Wararkii Ugu dambeeyey ee Puntland, Jubbaland, Somaliland, Soomaaliya & Caalamka oo dhan

Afrikada, Muqdisho:   Ku soo dhowaada Wararkii ugu dambeeyay ee inaga soo gaara Sooomaaliya iyo Caalamka Oo dhan. Wararkii ugu dambeeyay waxaanu idinkaga soo kala aruurinay gobollada dalka Somaliland, Puntland, DDSI, Jabuuti iyo meelo kale oo badan.

Sidoo kale wararka ugu xiisaha badan ayaa waxaa ka mid ahaa, xaaladda hogaamiyaha Jubbaland, m/weyne Muuse Biixi Oo ka carooday sawirkii uu Farmaajo la galay Faysal Cali Waraabe iyo Prof. Glayedh iyo isagoo eed u jeediyay Feysal, Dhanka kale dilal ka dhacay Muqdisho,  qaraxyo laga hor tagay wiil Somaliland Waraabe cunay, wararkii ugu dambeeyey Somalia & Caalamka oo dhan.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:

HOOSE KA DHUGO/DAAWO QAXII SOOMAALIDA EE DAGAALKII OROMADA MAANTA:

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->