DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada… | Afrikada

DEG DEG: Wariyeyaasha oo looga yeeray Xarunta Taliska Ciidamada…

Afrikada, Garoowe:    Wararka anu ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Garoowe looga yeeray Xarunta Taliska Ciidanka ee Magaalada Garoowe, halkaas oo ay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ay Warbaahinta kula hadli donaan.

Dhanka Warar qaar ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Magaalada Garoowe ay soo bandhigi donaan Maxabiis, inkastoo ilaa iyo hadda aan si rasmi ah aan loo ogeyn waxa ay Saraakiisha iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland ay ka hadli doonaan.

Warar dheeraad ah naga filo..

 

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ilhaan Cumar Oo Xasillooni siyaasadeed heli weysay kadib helitaankii kursiga Kongresss-ka..
- Apr 16, 2019
Afrikada, Muqdisho: Tan iyo markii ay Ilhaan Cumar heshay kursiga kongress-ka Mareykanka waxa isa ...
Booliska Muqdisho Oo dilal sharciga ka baxsan fuliyey (Extra-Judicial Killings).
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli ay dowladi Soomaaliya ka jirto ayaa ciidammada booliska oo iyagu mushahar ...
DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->