DEG DEG: M/weyne Farmaajo Oo Cabsi Soo Wajahday deg degna Uga Guuray Villa Soomaaliya+U Ruqaansaday Dhanka Ciidammo Uu aad Ugu kalsoon yahay | Afrikada

DEG DEG: M/weyne Farmaajo Oo Cabsi Soo Wajahday deg degna Uga Guuray Villa Soomaaliya+U Ruqaansaday Dhanka Ciidammo Uu aad Ugu kalsoon yahay

Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa billaabay in uu ka guuro madaxtooyada Villa Soomaaliya, madaxweynaha ayaa ciidammo uu aad ugu kalsoon yahay ku diyaarsaday wasaaradda Gaashaandhigga dowladda federaalka.

M/weyne Farmaajo ayaa sida la hadal hayo waxaa soo foodsaaray cabsi dhanka amniga ah iyada oo uu Villa-da uga soo guuray xaalad la xiriirta dhanka amniga kadib qaraxyo iyo ismiidaamin muddooyinkan kaabiga loogu soo koray madaxtooyada.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu sidoo kale martida bilaabay in uu ku qaabilo wasaaradda gaashaandhigga waxaana uu halkaasi ku qaabilay odayaasha iyo waxgaradka beesha Mudulood, sida ilo xog-ogaal ay ku waramayaan.

Wararka ayaa sheegaya in kulanka xalay uu ahaa mid is xog wareysi ah iyo xaaladaha dalka, iyadoo ay jireen Odayaasha qaar tabashooyin ay dowladda ka qabeen.

Xog hoose ayaa sheegaysa in madaxweynuhu hadba meel u guurayo isaga oo halkii uu meelo badan xoreyn lahaa isagu naftiisa hadba guri ugu gambanayo.

 

READ MORE:  DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay 5 Sarkaal Oo iyaga ka tirsanaa?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->