Al-Shabaab Oo Badda Iyo Beriga Ka Weeraray degmada Baraawe+Weeraray Hub u Wadey ciidanka AMISOM | Afrikada

Al-Shabaab Oo Badda Iyo Beriga Ka Weeraray degmada Baraawe+Weeraray Hub u Wadey ciidanka AMISOM

Afrikada, Baraawe:   Kooxaha ka dagaalamada wadanka Soomaaliya ee Al-Shabaab ayaa weerar culus galabta ku qaaday xeebta degmada Baraawe. Waxaa la sheegay in ay dhanka Badda iyo dhanka beriga weeraro ka soo qaadeen.

Ciidammada AMISOM oo kaalmo ka helaya kuwa dowladda federaalka ayaa baacsaday doomihii ka soo galay dhanka badda. Sidoo kale dhanka beriga ayaa waxaa ay AMISOM ku garaacday hubka artilleriga.

Shabaabka weerarka ka soo qaaday dhanka badda ayaa adeegsanayay Doomaha dheereeya waxaana la sheegay in ay hore doomahaasi u weerareen markab raashin iyo agab milleteri u siday Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Intii ay beriga ku sii jeedeen ayaa ay sidoo kale waxa ay Al-Shabaab ka soo galeen jihada kale ee beriga magaalada Baraawe, ma jirto wax warar dheeraad ah oo ka hadlaya khasaaraha ka dhashay weeraradaasi, walow la sheegayo in AMISOM madaafiicda goobta dhowr jiho u kala ridaysay.

READ MORE:  Qarax Eegtay ciidammada AMISOM ee Muqdisho

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: 2 Qabiil Oo Doonaya in la rido Xukuumadda Kheyre Iyo Farmaajo?
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Gudoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa shalay loo ...
Farmaajo Oo ay ka soo Baxday Qiyaanadii iyo XAQII Prof. JAWAARI? Ninkii uu soo magacaabay Oo dhabarka ka toogtay?!! AKHRI YAABKA
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waxaa kacsan xaaladda magaalada Muqdisho iyada oo Mooshinki laga keenay madaxweyne Farmaajo uu ...
DHAGEYSO:-Jahwareerka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Madaxda Dowlada.
- Dec 10, 2018
Afrikada, Muqdisho: Sideed bil oo kaliya ka soo wareegtay markii sidaan oo kale jahwareer siyaasaded ...
Qarax dhimasho geystay oo ka dhacay Garasbaaley, Muqdisho
- Dec 9, 2018
Afrikada, Muqdisho: Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan ...
Dowladda Qadar Oo ku gacan Seyrtay Casuumadii Boqor Salmaan
- Dec 9, 2018
Afrikada, Dooxa: Wadanka Qadar wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in amiirka wadankaasi uu ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->