DAAWO VIDEO: SHEEKH reer Somaliland ah Oo Ku Taliyey In la Habaaro Dadka Koonfurta Soomaaliya

Afrikada, Hargeysa:  Waxaa weli dadka culimada ahi ay dhaliilayaan sababta ay weli carqalad dhanka xajka ah ay u jirto. Waxaa sheekhu uu ka baryey in dadka xajka is hortaagaya in ay habaar ku tuuraan dadka reer Koonfurka ah ee Soomaaliya.

Waxa uu sheekha sheegay in haddii aan carqadda lga qaadin xanibaadda la saaray baasaboorada Soomaaliya in ay arrintani ay cadaawad dhalin doonto.

Muddooyinkan ayaa waxaa xujeyda dalka Soomaaliya waxaa ragaadiyey dhibaatooyin la xiriira aaditaanka iyo soo gudashada acmaasha xajka ee magaalada Barakeysan ee Maka Al-Murakama.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO SAWIRADA: Dowlada Federaalka Oo Shixnad Daawo ah U Daabushay Baydhabo

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->