Subscribe

DAAWO: Taliyihii Ciidammada Somaliland Oo U Gacan Galay Ciidammada dowladda Puntland

Afrikada, Garoowe: Wararka ka imaanaya degaanka TUKARAQ ayaa sheegaya in jiidaha hore lagu arkay taliyayaashii jiidaha dagaalka ee Somalialand waxaana la sheegay in ay mar qur ah iska dhiibeen Garoowe.

Wararka ayaa sheegaya in saraakiishani ay ku biireen ciidanka Puntland, waxaa ay warbaahinta u sheegeen in ay iyagu aysan rabin Somaliland isla markaasina ay halkaasi ka soo goosteen. Weli waxaa soconaya dagaallada degaanka TUKARAQ.

Puntland ayaa soo dhoweysay isa soo dhiibista taliyeyaashani, dhanka kale taliyeyaasha ayaa cayimay in ay la dagaalami doonaan wax ay ugu yeereen taliska ‘JEEGAANTA.’

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ  DEG DEG: Kacdoon Dhallinyaro Oo ka Qarxay magaalada Diri-Dhabe, DDSI?

<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Guusha Ilhaan Cumar Oo Soomaalida Dhiirigelin weyn u noqotay?
- Aug 16, 2018
Afrikada, Minnesota: Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay isreebreebka musharraxnimada Xisbiga Dimuqraadiga ee mid ka ...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmay guddiga dhaqaalaha Qaranka
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu kulan la ...
Wasiir Beyle: “Ma Jirto Lacag Sharcidarro Lagu Siiyey Xildhibaanada Baarlamaanka”
- Aug 15, 2018
Afrikada, Muqdisho:   Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in marnaba ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka iyo Soomaaliya 14/08/2018
- Aug 15, 2018
Akhristeyaasha ku tixan Shabakadda Afrikada.com Ee ku sugan Daafaha Caalamka waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
Wasiir Cawad: “Waxaan Dhexdhexaadineynaa Eritrea iyo Jabuuti” (Waa Socon Weynaye aan Orodno?)
- Aug 14, 2018
Afrikada, Muqdisho: Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo ...
%d bloggers like this: