Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen | Afrikada

Kooxda Al-shabaab Oo Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo Wiilal ay dhaleen

Afrikada, Muqdisho: Degaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaa ka dhacday in Kooxda Al-shabaab ay Afduubteen Guddoomiyaal Degmo iyo sidoo kale Wiilal ay dhaleen,kadib markii ay si lama filaan ay Gudaha ugu galeen Degaanadii ay Guddoomiyeyaashasi Maamuliyeen.

Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in Al-shabaab ay Afduubteen Guddoomiye C/Laahi Kuusoow Maxamed, oo ahaa Gudoomiyihii Deegaanka Shaataaloow, oo Hoostagta degmada Luuq ganaane oo ka tirsan Gobolka Gedo.

Dhanka kale Al-shabaab ayaa la tilmaamay in sidoo kale ay Afduubteen Gudoomiyihii Tuulada Cadaley Axmed Cumar, iyo wiil uu dhalay,sidoo kalana ay horay u wateen Garigii Gudoomiyaha uu lahaa.

Si kastaba ha ahaate wali kama aysan hadlin Maamulka Gobolka Gedo,wararka sheegaya in Al-shabaab ay Afduubteen labo ka mid ah Guddoomiyashii maamulayay Degaan ka tirsan Gobolka Gedo

READ MORE:  AKHRISO:Dhaqan-Xumo Iyo kala Eexasho ka bilaabatay Dhulalka ay KA TALISO Dowladda Federaalka?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo la afduubtay Iyo Xabadda Oo dhaceysa Baydhabo?
- Dec 13, 2018
Afrikada, Baydhabo: War haatan ina soo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Beydhabo uu ka ...
Dhaqaalaha wadanka Soomaaliya oo kobac dhaqaale gaaray 3.1 sanadka sii dhammaanaya ee 2018.
- Dec 12, 2018
Afrikada, Nairobi:  Wadanka Soomaaliya ayaa gaaray kobac dhaqaale oo dhan 3.1 sanadda sii dhammaaneysa ...
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018
- Dec 12, 2018
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018 HALKA HOOSE KA DAAWO:  
DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->