DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Gaalkacyo ka dhacay

Afrikada, Muqdisho:  Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay iska hor imaad dhex maray kooxo hubaysan.

Kooxaha ayaa la sheegay in ay isweydaarsadeen hubka darandooriga u dhaca iyadoo khasaarahaasi uu dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.

Gudoomiyaha gollaha deegaanka ayaa ka hadlay arimahaasi, isagoona gudoomiyuhu faahin ka bixiyey qaabka ay wax u dhaceen iyo sidoo kale dhaliil u jeediyey shacabka iyo warbaahintaba.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  Somaliland Oo meelo Qaldan ka raadineysa Aqoonsi Caalami ah DAAWO LA YAABKA

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




AKHRISO: Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo War ka soo Saartay Khilaafka Dowlada Dhaxe & Maamul-goboleedyada
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Wasaaradda arirmaha gudaha ee dowlada Federaalka Somalia ayaa War ka soo saartay ...
21 OKTOOBAR: Shacabka Gobolada Waqooyi Ma waxay Ka Dagaalameen Jaad Joojintii, Mise Cadaadis Kacaanka kaga Yimid
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Maanta waxaa afartan iyo sagaal sanno laga joogaa markii ciidanka xooga dalka ...
DHAGEYSO: M/Weyne Xaaf Oo Ku Baaqay In Ciidamo Xoog badan ay Sameystaan Hogaamiye goboleedyada?
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Mamulka Puntland waxaa ka socda Shirka Golaha ...
DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In ay Bilaawdeen Howlgallo Wado Furis Ah
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo weli ku ...
DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo Kashifay in Wada Hadalo hoose dhex marayaan DF & Alshabaab
- Oct 21, 2018
Afrikada, Muqdisho:  Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markale Dowlada Soomaaliya ku weeraray inay ka ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->