DAAWO: 550 Milyan Yurub Siineyso Dowladda federaalka Soomaaliya+Balanqaadyo Dheeraad ah Oo kale | Afrikada

DAAWO: 550 Milyan Yurub Siineyso Dowladda federaalka Soomaaliya+Balanqaadyo Dheeraad ah Oo kale

Afrikada, Brussels:  Waxaa soo dhammaaday shirkii Brussels ee dowladda iyo gobollada dalka ay ku kulmeen waxaana uu ku soo dhammaaday balanqaadyo lacageed oo Soomaaliya la siin doono.

Shirka oo guul ku dhamaaday ayaa Midowga Yurub waxa ay 550 Malyan EU ugu deeqi doonaan Soomaaliya.

Hoos ka daawo war saxaafadeedkii ay isla qabteen Federica MOGHERINI, EU High Representative, Madaxwaynaha federaalka Farmaajo iyo Wasiirka arrimaha dibadda ee wadanka Sweden.

HALKA HOOSE KA DAAWO:

READ MORE:  DAAWO: Muuqaal ku saabsan Sida Ciidammada Nigeria Isaga Difaacaan kooxda Boko Xaraam?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->