Jubbaland oo soo qabatay Wiil Aabihiisa gawracay | Afrikada

Jubbaland oo soo qabatay Wiil Aabihiisa gawracay

Afrikada, Kismaayo: Ciidamada maamulka Jubaland ayaa soo xiray nin dhallinyaro ah oo waalidkiis gowracay.

Meesha dadka lagu gowracay ayaa ah degaanka Buulo Guduud oo 30-KM u jira magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose

Wiilka ayaa falka ku kacay shalay galabkii isaga oo soo qaatay Baangad, kadibna aabihiisa qoorta kaga gooyey.

Eebe ha u naxariistee Aabaha la gawracay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/laahi Shariif Kalar, kaasi oo si weyn looga garanayay degaanka Buulo Gaduud.

Muddooyinkan ayaa waxaa meelo badan oo dunida ah waxaa ku soo badanaya falalka mucjisada ah ee aan hore loo arki jirin amaba aadka u yareyd in lagu dhiirado.

Ciidammada iyo waaxyaha amniga ayaa falalkaasi iyo kuwo kale oo aan la ogeynba si dhow ula socda iyaga oo diiwaangeliya acmaasha noocaasi oo kale ah oo mar mar bulsho meel degta laga soo sheego.

READ MORE:  DEG DEG: Sheekh MUKHTAAR ROOBOW Oo laga dejiyey Muqdisho, Iyo Xabsiga Sh. XASAN DAAHIR oo loo sii gelbin rabo?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DEG DEG: Mukhtaar Roobow Oo la afduubtay Iyo Xabadda Oo dhaceysa Baydhabo?
- Dec 13, 2018
Afrikada, Baydhabo: War haatan ina soo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Beydhabo uu ka ...
Dhaqaalaha wadanka Soomaaliya oo kobac dhaqaale gaaray 3.1 sanadka sii dhammaanaya ee 2018.
- Dec 12, 2018
Afrikada, Nairobi:  Wadanka Soomaaliya ayaa gaaray kobac dhaqaale oo dhan 3.1 sanadda sii dhammaaneysa ...
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018
- Dec 12, 2018
DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka 12-12-2018 HALKA HOOSE KA DAAWO:  
DAAWO Somaliland oo ka carootay RUQSADII la siiyey Maraakiibta Shiineyska Iyo Shiinaha Oo Kalluunka ka Iibinaya Kenya?
- Dec 12, 2018
Afrikada, Hargeysa: Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ruqsad siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ...
Hogaamiyeyaasha Isbedelka Waqtiga dartiis loogu kacsan yahay Caalamka AKHRISO!!!
- Dec 12, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xilli kala guur ah oo dowlad kasta ay soo bandhigeyso wixii ay ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->