Dagaal faraha la isaga gubtay Oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda | Afrikada

Dagaal faraha la isaga gubtay Oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda

Afrikada, Muqdisho: Dagaal rasaasta culus iyo kuwa fudud la isu adeegsaday isla markaana Khasaaro badan geeystay ayaa Maanta ka dhacay degmada Toowfiiq ee Magaalada Muqdisho.

Israsaaseeynta ayaa sida ay Goob joogayaal ay inoo shegeen waxa ay dhexmartay Ciidamo kawada tirsan Dowladda gaar ahaan Kuwa Xasilinta, waxaana inta la xaqiijiyay in Israsaaseeynta ku geeriyooday hal Askari, halka Saddax Askari oo kale ay ku dhaawacmeen kuwaas oo dhamaantood ah Ciidamada Dagaallamayay.

Dhanka kale ilaa iyo hadda lama oga waxa Sababay Israsaaseeynta labada Ciidan, iyadoona inta badan ay Magaalada Muqdisho mararka qaar Dagaalka Khasaaro geystay ku dhexmaro Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya, mana jirto cid ka hadasha Khasaaraha Dagaalkasi Dadka Shacabka ah ka soo gaara.

READ MORE:  M/Weyne Farmaajo Oo u Safraya Itoobiya Xilli ay dhaceyso Munaaasabadda Dhismaha Ciidamada Badda Ee Itoobiya?

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay DOKUMENT
- Dec 31, 2018
Afrikada, Puntland: Xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay 66-da ...
Dad badan oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Al-Fanaan Kooshin Yare
- Dec 31, 2018
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Maxamed Koohsin (Kooshin Yare). ...
WARBIXINTA SANADKA 2018: Soomaalidu Wax Weyn ayey ku weysay ka hor imaatinka SHAREECADA ISLAAMKA, Tanina wey Ogtahay Laakiin Waxbaa ka hortaagan?!!!
- Dec 30, 2018
Afrikada, Muqdisho: Waa la wareersaday, waana laga sii darayaa marba marka ka dambeysa, lama kala ...
Mahad Salaad Oo digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno sharci ka dhan ah diinta Islaamka
- Dec 28, 2018
Afrikada, Muqdisho: Xildhibaan Mahad Salaad ayaa digniin ka bixiyey in baarlamanka Soomaaliya la horkeeno ...
DAAWO: Xaruntii Sheekh C/Weli Oo Dib boorka laga jafay iyo Qoob ka Cayaar ka daran Kii hore?
- Dec 28, 2018
Afrikada, Gaalkacyo: Waxaa mar kale dib boorka looga jafay xaruntii uu ka geeriyooday marxuum ...
%d bloggers like this:
!-- Google Tag Manager (noscript) -->