DHAGEYSO: 2 Wiil Oo Isku Dilay Dhaxal Aabahood+Booliska Muqdisho Oo aad U baaraya Arrintan | Afrikada

DHAGEYSO: 2 Wiil Oo Isku Dilay Dhaxal Aabahood+Booliska Muqdisho Oo aad U baaraya Arrintan

Afrikada, Muqdisho: Kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay 2 wiil oo walaalo ahaa ayaa kii yaraa waxa uu tooreey ku dilay walaalkiis oo ka da’ ahaan ka weynaa.

Sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen dilka ayaa loo adeegsaday Toorey ama mindi.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Booliska ayaa weydiistay shacabka in ay la shaqeeyaan si loo ogaadi halka uu jiro wiilkii falka dilka ah geystay.

Warbaahinta Afrikada kala soo Xiriir Email-ka afrikada.com@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




DAAWO: Ciidanka XDS oo cabsi darteed awoodooda milleteri ku soo bandhigaya masrax qol dhexdiis!
- Apr 13, 2019
Afrikada, Muqdisho: Xilli aysan jirin meel kale ama aysan fagaaraha ku soo bandhigi ...
DAAWO: Xuska Sanadguurada Ciidammada XDS oo ka soconeysa Muqdisho
- Apr 11, 2019
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaa la Aasaasay 12-kii April 1960-kii oo hadda ka soo ...
Kheyre oo la kulmay John Bolton. SAWIR
- Apr 11, 2019
Afrikada, Muqdisho: R/W Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay la taliyaha amniga dalka ...
VIDEO: Afgembi ka dhacay dalka Suudaan & Saraakiil la xiray
- Apr 11, 2019
Afrikada, Khartoum: Kadib gadood maalmo badan soconayey ayaa waxaa la sheegayaa in maanta milleteriga ...
Banaanbaxayaasha Suudaan oo codsaday in la dhiso dowlad ku meel-gaar ah
- Apr 9, 2019
Afrikada, Muqdisho: Banaanbaxayaasha wadanka Suudaan ayaa Isniintii ka codsaday ciidamada wadankaasi in ay soo ...
!-- Google Tag Manager (noscript) -->